kostenlose flirtseiten Pforzheim - Barashada ingiriiska online dating

Degmada waxaa ku yaal garoon caalami ah oo ay maalgalisay hay’ada Talyaaniga ah ee CISP iyo madaxa shirkada Alba Inj Cali Xuseen Maalin waxaana si joogta ah u isticmaalo diyaarado u badan kuwa hay’adaha gar gaarka oo todobaadkii sadex jeer agab isugu jira daawo & qalab caafimaad soo gaarsiiya labada cisbitaal ee degmooyinka Xarar dheere & Ceeldheer Qore: Omar Abdisalam Mohamed go to top Sharing is caring! Dadka ku dhaqan Degmada Ceel-Dheer tiro ahaan waxaa lagu qiyaasaa 8,000 kun oo qoys oo ku nool dhamaan deegaanada hoostaga Degmada Ceel-Dheer, dhaqaalahoodana waxa uu ku tiirsan yahay xoolaha nool, kaluumeysiga, beeraha oo inta badan ku xiran waraabka roobka iyo ganacsiga caadiga ah, Waxa ay Degmadu xarun u tahay barashada culuumta Islaamka waxana wax ku barta arday (Xer) ka kala yimaado gobalada dalka soomaaliya qaar ka mid ah waxaana gacanta ku hayo 1. Sheekh Caamir Sheekh Siciid Seekh Ibraahin Yare oo labaduba hayo goobo wax barasho oo la furay bartamihii qarnigii 18aad.

Qof kasta ee kale oo ku jira app-ka sidaas ayuu yeelaa.“Si badal loo helo, ayaa sadex ama afar app la iska qoraa markiiba.

Qorshaha oo dhan waa mid kugu dhagaya oo aad ku mashquulaysid.

Ku mashquulka waxaa sababaya kalinnimada, oo ahba sababta ugu horaysa ee apps-kan loo soo galo, waxaanan isku dayaynaa in aan wehel ka dhiganno barnaamijka.”Haysashada suuqa ee apps-ka Tinder iyo Badoo ma gaarayo bariga qaaradda Aasiya, halkaas oo dal walba laga xiiseeyo barnaamijyo gaar ah.

Shiinaha, Momo ayaa ah barnaamij ku bilowday wada-sheekaysiga balse hadda waa baraamij bulsho.

Sh Xasan Maxamed Afrax (Tima Dheere) Sh Ibraahin Qaboobe (Madoobe) Xaaji Iimaan Gadow.

Comments